WAR deg deg: Qaabkii Loo diley Axmed Godane, Qarax & Weerar Culus oo Laga Cabsi qabo General: Khaliif Ereg (Video)

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya  ayaa waxaa siwayn looga dareemay Arinta ku aadan dhimashada Hogaamiyhii Al-shabaab Axmed Cabdi godane Wasiirka Amniga Qaranka  General Khaliif Axmed Ereg, Sheegay inuu Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa nabarka ka haray  “waxaa xog ku aaddan halka uu ku sugan yahay la helay, 1-adii bishan,  arrintaas ayaana fududeysay in la qaarajiyo, dilkiisa waxaa iska kaashaday dowladda Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka”

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Geesta kale wuxuu sheegay inay heleen  hey’adaha Sirdoonka Soomaaliyeed xog la xiriirta in Al-Shabaab ay doonayaan in ay weerarro ka geystaan, xarunaha Caafmaadka, Waxbarashada iyo meelo kale “Waxaan ugu baaqayaa Shacabka Soomaaliyeed in ay gacan ka geystaan sidii gumaadkaasi looga hortagi lahaa, waan hubaa in gacan adag lagu qaban doonno dhammaan ficillada gurracan ee argagixisada”.

daawo ereg


Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh E-mail-ka : kalshaale.com@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada ( 19)

  1. wiil hiraab says:

    nus ka mid ah meeydka mujrimki ina godane o galabki jimcaha lagu aasey meel aan sidas uga fogeeyn magaalada baraawe iyada o nuska ka maqan meeydkisa ay goosten komaandoska cidamada USA si ay uga qaatan dhecaanka DNA o mustaqbalka dhaw ay ku baari doonan caruurti u dhaley walaalihi iyo dadka ehelka dhaw la ah si maxkamad loso taago marki gentaalka ay la heshey kolonyadi u la socdey mujrimka ina godane diyaarada aan duuliyaha laheeyn waxa iyaguna kaso degey 4 diyaaradod o kuwa qumaatiga u kaca ah ciidanka komandoska

  2. darwiish says:

    Alaahayow adaa kaa dadka muslimka ah ka qabtay mujrim ducuf ah buu ahaaye

  3. Zaki says:

    Alsharaab waaba sii soco taaye game waxa harsan la yiraa qabiil game kasa kan sharaab ka adag kkkkkkkkkkk

  4. Aarka hargaysa says:

    ale ha unaxariisto gaal ayaa dilaye kolay waa ehlujano nin jihaad kudhintay

  5. ceegaag khaatumo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. ceegaag khaatumo says:

    aarka
    sxb maniyadaad kala jirtay falalka guracan eeuu kukici jirey kolay anigu hada waxaan joogaa hargeysa waxaana arkay dadbadan ookaxumaaday dilkiisa walaahay dadka qaarna kamaba dhaadhicin kartid inuu dhintay iyo in ladilay marka kolay waxaan umalaynayaa dadkaaga unbaad lafikir tahay oowax qalad ah m,alihid
    geesta kale sxb anigu unaduceynmaayo habaarina maayo oowaa nin dhintay walow dadbadan loohaysto waxdilow dilbaa adna kuu danbeeya

  7. Aarka hargaysa says:

    maya ceegaag sxb marii nin kastaaba tuugiisii geesi noqday aniga kayga maxaa kadhigaya dhagar qabe xasan daahir awaysba soo oday somaliyeed muunoqon kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Aarka hargaysa says:

    sxb dadka hargaysa jooga halayaabin maxaad hore ulayaabi wayday dadkii umudaaharaadayay xasan daahir ee lahaa waaa oday somaliyeed miyaanu argagaxiso ahayn isba

  9. ceegaag khaatumo says:

    aarka
    haa sxb lkn xasan daahir wuu iskeenay teeda kale xasan daahir waligii alshabaab ha ahaadee wuu diidanaa in culiomada iyo dadka aan waxba galabsan lalaayo wuuna katoobad keenay saan maqlay marka sxb iskumeel ha dhigin 2da nin

  10. Somali girl says:

    Ala damiir xumaa waliba waxuu ahaa isaaq kuwa ugu yer yet Arab..kuwa layiraahdo waxa kanaxayaneh wakuwAasi. E dadka islaanimo kujirta Walee iney leeyihiin kaas illaahey muslimka haga qabdo illaahey neh wu ka qabdey waxi hada kadanbeeyo illaaahey Ayuu la hortegay camalkiisi xumaa qofwalbaneh. Nara iyo janno mid unba ka horeyso e ninkan wa danbiiile dhagax bden galey dagaal ooge diiin siqald ufaafiye waxas o dhan waliba asiago kujirey kudhintey,,

  11. Somali girl says:

    Xasan daahiro,gacanta dowlad kujiraa wa isaso dhiibey ,,islaamka a wa magan galiyan ruuxii iskuso dhiiibo..meesha kaso baxa ladhahaayey ninkan iyo kuwa Kalo bden,,,,,

  12. Aarka hargaysa says:

    Sxn nin kasta. Nin kiisu waasheekh markaa ismana soodhiibin Ee isaga oo labour Sanyo. Ayuu orod kusoogalay meeshii talkie joogay Ee nagadaa isaaq nacaybka ilaahay X’s unaxariisto dhe Sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Aarka hargaysa says:

    Xasan daahir wuudiday in Uu kahor qiro inuu kanoqday hsdaf kiisii walina waasidii warka waalahayaa

  14. Somali girl says:

    Uuf. War fikir xumaa war soomaaliya intey udulqaadatey inad an udulqaadatey laheyn ,,gobolada waqooyi hadii qarax uu ka suubin lahaa goboladas e dadkiisi wukado leexdey uxilufo kle Ayuu magan galyo weeydiisey ey isago asba baxsi ah,,

  15. Somali girl says:

    Xasan daahiro,waxuu diidey inuu ladhaho tvga wey qaldan yihiin waxe kudagaalayan iyago dhulka taalo jogta ,,merka sida darteed xabsiysda waayeelada u isaga jira telofan loma ogolo iwm,,

  16. Somali girl says:

    iPad ban isticmaalaya hadelkada ubadelayaa English turjumayaa Mise afef kale,,kkkkkk,,

  17. wiil hiraab says:

    WAR DEG DEG AH ciidamada FPI o saakey so gaarey magaalada hargeeysa iyaga o baaritan ku sameeyn doona jabhada snm iyo argagixisada shabaab xiriirki ka dhexeeyey iyo waliba in si gaar ah lo baaro xaasaski ina godane iyo caruurtoda iyo waliba qaraabadisa dhaw

  18. Somali girl says:

    Wiil hiraab good news

  19. taliso says:

    waxba yaan la habaarin xisaabtiisa ilaah ayey agtiisa taale.




daawo pl DAAWO: Puntland oo kasoo Jawaabtay Hadalkii Siilaanyo, Sheegtayna Inaanu Cabdi Wali Gaas Raali gelin (Muuqaal)
- Mar 28, 2015
Maamulka Puntland ayaa Jawaab ka bixiyey hadalkii maanta kasoo baxay madaxwaynaha maamulka Somaliland Axmed ...
WARAYSI MORGAN WARAYSI: GEN: MORGAN oo ka hadlay Xaalada Somalia, Aqalka madaxtoyada S/land, Dagaal uu ku galay Jubooyinka, Wixii kala qabsaday Cali Xarare (Video)
- Mar 28, 2015
Gen: Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) ayaa mudo dheer kadib waxa uu waraysi siiyey Madasha ...
widh widh DAAWO MUUQAAL: Xaflad ka dhacday Widh-widh & Waxyaabaha looga hadlay
- Mar 28, 2015
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa  MUUQAAL: Xaflad ka dhacday  Widh-widh waxyaabaha looga hadlay