DHEGAYSO: DF oo Xaqiijisay in ay S/LAND Ku jirto deegaanada doorashada 2016-ka

Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka diinta iyo awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya, Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta sheegay in deegannada uu maamulka maamulka Somaliland ay ku rajo weyn yihiin marka uu sannadka yahay 2016-ka in ay ka mid noqdaan goobaha ay ka dhici doonto doorashadda Soomaaliya.

Wasiirka oo ka qeybgalaayay kulanka Jimcaha ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in uu socdo xiriir u dhexeeya Somaliland iyo dowladda fedaraalka kaasoo u jeedkiisa uu yahay siddii doorashadda ka dhaceysa Soomaaliya ay u noqoto mid guud ahaan ka qabsoonta dalka oo dhan.

Wasiirka waxaa kaloo uu sheegay in wadahadallada u socda dowladda iyo maamulka Somaliland loo baahan yahay in la dar-dargaliyo maadama ay ka culus yihiin maamul gobaleedyada kale ee dalka hadda laga unkayo sidda uu yiri.

HALKAN DHEGAYSO HADALKA UU JEEDIYEY & RW KU XIGEENKA 

Ridwaan Xirsi Maxamed oo ah nin ka soo jeeda deegannada  maamulka Somaliland ayaa carabka ku adkeeyay in dowladda
Soomaaliya looga baahan yahay in ay dardargaliso wadahadalada u dhexeeya maamulka Somaliland iyo dowladda fedaraalka
maadama la doonayo in la mideeyo dalka oo dhan.

Mar la weydiiyay in labada sanno ee u harsan dowladda ay ku qaban karto howlaha laga sugaayo oo ay ka mid tahay dhammeestirika maamul gobaleedyada dalka iyo dastuurka qabyada oo afti dadweyne loo sameeyo.

RIDWAAN


Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh E-mail-ka : kalshaale.com@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Somalia One says:

    dalku waa mid waana soo dhowaynaynaa talbaaas fiican. ishii buktaay ku bikaacso.

  2. Aarka hargaysa says:

    taasi waatiinii ee midkale mahaysaa nabad galyadiisu masugan tahay isaga iyo qoslaaye taasaa kahoraysa soomaliya doorasho daayoo waligeed madagayso soomaliland daayoo puntland ayaanay kadhacayn doorasho ee waxkale mahaysaa kastuumo haysku seexiso shaakadaa anagu banan ayaan rushay sanay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. warsame says:

    Taasi waxay la micno tahay ninkii qqqwqnaa ee
    yidhi waa armaa layna furtaa oodharka laynaga qaadaa

  4. C/raxmaan says:

    $$$$$$$$$$$$ IIWAD SHEEKADA $$$$$$$$$$$$.

    Aarka Hargeysa

    Mujaahid Maxaad ka tidhi arrintan ?

  5. Mustaf Daacad says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheeko cusub miyaaa ninkaan mushaharkiisa ayuuka fekerayaa meesha wax dawlad layiraa kama jiraan bal eeg hada puntland oo meel walba ugashay sidey somali wax unoqon lahayd oo wax walba kuweyday oo xitaa ninkii ugu horeyey ee vila somalia tagay uu ahaa yey oo rer puntland ah oo intaas lajeclaa in mar uun dalku dago waad argataa meel cidla ayey kaga tageen o xitaa waxla taro iska dhaafee dhulka puntland ayey colaad iyo qaraxyo kawadaan iyo dhulboob marka iyadiina weyka baxday somalia marka somaliland inaad doorasho kaqabaatan waa inlaga hadlo wakhti danbe macnaha 2080 kkkk waa sida sxbkey hargeysawi sheegay somalinad iska daaye xamar ayeysanba ka dhacayn doorasho kulahaa waar wakhtigiini dhamaya meesha madax kale oo wax kucunta doorta tuulada xamar saas ayey ahaaneysaa ever waan hubaaa adeer calankan nuxuska ahna iska tuura wanlaweynta isbaradina iska dhigta oo iska bashaala noh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. badraani says:

    maakhir stet fooshii ma waxay ku qabatay xiingalool waamaxay shirkan aan loo kala hadhin ee bilaabmay mise waxa uu daba socdaa,shirkii
    khaatumo tagtoo taaba gashee cadawgeediina soo taabiwaa

  7. wiil hiiraan says:

    Adeer cidna looma istaajinayo shacabkane uma afduubno jabhado iyo shaqsiyaad siyaasad wato cidna looma istaajinayo wadamo waaweyn oo aduunka ayee ka dhacday in aan shaqsi dano gaar ah wato aan loo istaagin ukariin waad aragtay marka labo qabiil loo ma joojinaayo nuugar iyo bari iyo tigdheer iyo waqooyi galbeeda waligiinba boorka isku qariya

  8. libaax libaax dhalay says:

    Kkkkkkk sheekadu waa waan socon wayne aan cararno

  9. ahmed garaad says:

    Arintan waa sharci waana ku raja waynahay in doorasho kabdhacdo dalka oo dhan illaahay idinkii.waxaan moodayey in akhyaaligii dhaamaday caruurta iyo dumarka loogu sheekayn jiray kkkkkk kkkk war horta riyadu miyaanay dhamaanayn.mise arinku waa la lahaaa kkkk weye dawladu waxay ki dhaqaadya dhabihii marinka saxda ah marka hore hubka ha ka dhigto muqdisho marka xigana maamul goboledad jira marka xigana cid kasta aa maamul samaysta waa in laga dhiga hubka .taas uun baa 2016lagu gaari kakaraa.tubta nabada.waan rajaynaynaa .dad bay meeli bugtaa dad bay meeli bugtaaa kkkkkkkkk viva soomalia viva khaatumo

  10. ceegaag khaatumo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    lllllll
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Ali Zubeer says:

    Iska hadlow ina igarre.

    Miskiinkan waxdadda ahaan jidhay imminka waa damun khabiith. Wuuna ogyahay in Xasan Culusow wax doorasho la yidhaa u socon ee uu doonayo inuu laba sano si sharci darro ah ugu darsado.

    Dal dhan oo burbursan oo xuduudihiis tear up lagu sameeyey oo uusan weli ka hadlin midnimada Soomaliya, gacanna ku hayn ayuu u heesayaa.

    Iska daa iidoor land xitaa Jubbaland ka dhici mayso.

    Marka hore waa in mooryaanta Hawiye ka dhigaan Muqdisho Magaalo Soomaaliyeed.

    Marka xiga sugaan midnimada Somalia

    Marka xiga dhaafaan taageerida mooryaanta ina Godane

    Marka Xiga gartaan qarannimada waxay tahay

    Af ku dhogorle Hiraab waa inuu noqdaa dad leh wadaninnimo.

    Waa niman liita oo xitaa halka ay degaan lagu aamini karin.

    Haddii arrinku sidaa ahayn maxaa u diiday mooryaanta Hiraab inay marun yidhaahdaan dalka waa mid qudha

    Deetana u ictiraafi waayeen Khaatumo state the thresh hold of Somalinnimada.

    Nacaybka ay u qabaan Soomalinnimda dhabtii igama qarsoona.

    Qarankii Somaliya waxaa halkaa dhigay waa bahalnimada Hawiye futa Madoobe.

    Iidoor inuu baarka la baxo waxaa keenay nacastaa Hawiye iyo mooryaantooda HAG

    Iidoor inuu biqleeyo waa talada mooryaanta damun khabiith aka waraabaha Hiraab.

    Hiraab waa shabaab aka idoor in real world.

    Marka hore ha caddaystaan mooryaanta Hiraab In Hargeysa tahaya Magaalo Soomaaliyeed. Iidoorna heellada iska tumanayo

    Afkuba mar buu Hiillo galaa.

    Miskiinkan iska hadlay waa nin riyoonaya

    Dalka waxaa uu baahan dad diintooda iyo wadannimooda ka dhabeeyaa

    Saaxada waxaa ka muuqda dad yar oo kaalintaa geli kara

    Somalia is full traitors

    Viva Khatumo State

    Viva Jubbaland state

    Viva Somaliwayn

    Down mooryaanta Hiraab ee qaran dumiska ah

    Down Iidoor dabacayuun

    Somaaliya Soomaali baa leh

  12. mug libaax says:

    kkkkkk ahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahah

  13. wiil hiiraan says:

    Ali Zubeer
    bro gocoshad waa ceeb iskane iloow waxuu aabahaa gaari waaye in aad adigu gaarto isaaq iyo hawiye iska iloow soo tii soomali oo dhan hishiisay maxaa ku helay mise wax laguu shegay ayaa wadaa bro tankale isaaq iyo hawiye soo ma aheyna kuwii ku dajiye dhulkooda 1972 oo aad laheeyda MEESHA LAGU GO,AY IYO GODEEY MARABO AAN KU LUUDE LUUQA JEELOW MALAGU LADNAA

  14. Real Somalilander says:

    @ali zuber noocaagaa qabyaaladu madaxmartay ayay somalia ka tagi la’dahay

  15. Ali Zubeer says:

    Wiil Hiraab

    Adeer nacasnimada hadalkaada ka muuqata waxay daliil u tahay sidaad u fahmin qarannimada Soomaaliyeed iyo waxaan ka hadlay.

    Bal imminka Iidoor wagaashe aad difaacaysa. Caqli xumo Hawiye.

    Tan kale Ogaden ama Somaligalbeed Somali oo dhan baa degta. Dagaalkiina 77 waa loo dhammaa. Ha ku gallad sheegan degaan aan kuu horumariyey. Ogowna xasuuqii aad Luuq jeeloow ka gaysatay in Somali oo dhan illowsan tahay.

    AT least Jubbaland State iyo badh saddexda Maamulka koonfur galbeed waxaa iska leh beesha Ogadeen oo afka kaga xaartay Hiraab iyo cawaantiisa.

    Absame aanan loo hayn qaranka Soomaaliya weligiisa toosi maayo. Waa tiiyo maanta Jigjiga kuu taliso markaad qarannimo garan wayday.

    Iidor dreamer

    Aniga qabyaalad iguma jirto. Waxaan arkayaa sida Hiraab maanta ugu khamaaray qarannimada Soomaliya iyo sida Iidor u biqlaynayo.

    Bal u sheeg forumka waxa u diiday culusowgooda CIA informatantka ah like your siilaanyo slave inuu ku yidhaa maamulka Hargeysa adeer Somali baad tihiin, Khaatumana aqoonsaday.

    Caku maxaan kala hadlaa Iidoor wagaashe weligood shisheeye kalkaal ahayd.

    Three things are sure in my world

    Hiraab qaran noqon waa

    Idoor qaran noqon

    Lugahayga waxay saaran yihiin madaxa Iidoor

    viva Khatumo state

    Viva Jubbaland state

    Viva Somaliwayn

    Down Iidoor dabacayuun, gaalo lovers

    Down Hiraab qaran diid blood suckers




GAROONKA MUUQAAL: Daawo Dhismaha Cusub ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo si rasmiya u shaqo bilaabay, Qurbajoog Ka duuleysay oo u qaadan wayday Iyo..
- Mar 27, 2015
Muqdisho (Kalshaale) Waxaa  si rasmi ah loogu shaqo bilaabay Dhismaha cusub ee Garoonka Diyaaradaha Aadan ...
FARTUUN OMAR Daawo: Fartun Cumar oo ka tumaysa South Africa iyo soo dhowayn (Video)
- Mar 27, 2015
Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Fartuumo Cumar ayaa siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Johannesburg ...
XILDHIBAANKA Daawo: Xildhibaan yuusuf xasan oo ka hadlay Howl galo ka socda Xaafada Islii “Askarta Calool ushaqaystayaasha ah waa inaan la dagaalano Iyo Qorshaha”
- Mar 27, 2015
Xildhibaan Yusuf Xasan ayaa ka warbixiyey Howlgalo ciidamada Booliska ay maalmihii ugu danbeeyay ka ...