DEG DEG: Wasiirada Arimaha gudaha & debeda S/land oo ethopia uduulay +Cod

Hargeysa (Kalshaale) Waxaa Salaadii Makhrib ka dhoofay madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal Airport, Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha maamulka somaliland Cali Maxamed Warancade, kuwaaso safarkooda ugu baxay Magaalada Adis-ababa ee dalka itoobiya.

labada masuul safarkooda uu ka dambeeyey kadib marii loogu yeedhay   si ay uga jawaabaan colaadaha, gardarooyinka iyo dhibaatooyinka lixaadka leh ee ay mandaqada deeganada Khaatumo ka wadaan maleeshiyaadka nabadiidka ah ee Somaliland, Waxaa sida la xaqiijiyey fariin dhinaca Internetka ahi waxay Madaxweyne Siilaanyo uga timi Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Dawlada Itoobiya.

Taliyaha Guud ee Maleeshiyada somaliland   Ismaaciil Maxamed shaqale ayaa wuxuu ka hadlay Khasaaraha Laxaadka leh ee kasoo gaadhay Duulaankii ay ku qaadeen magaalada Saaxdheer wuxuuna Qiray inay uga dhinteen laba Askari kuwa kalana uga dhaawacmeen.

HALKAN KA DHEGAYSO S/LAND OO CADAYSAY WEERAR AY QAADAY

Magaalada Hargaysa ayaa hadal haynta ugu badani tahay bixitaana wasirada ee sida deg deg ah loogu yeedhay Adis Ababa, ayadoo dadku aad u hadal hayaan dhibaatada siyaasadeed iy ga’doonka ay sii galayaan maamulka iyo madaxda qar iska tuurka ahi.

WARAN CADE IYO BIIXIe


Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh E-mail-ka : kalshaale.com@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. halgame says:

    kkkkk Aboow sidaas kama wadin ayaa ka dhacday.

    dad danahoodii ka shiraya ayay duulaan kusoo qaadeen.

  2. Aisha says:

    wiilasha qoraya wararaka warxaa duliga idoor uleetdihiin soomaalilaan hugu yeedhin waxay labaxeen kafiirsada markaad qoraysaan wararaka haku sheegina wasiiro tugta idoor

  3. Dabshid says:

    Soomaali ceeb kama baxaayso inta reer Garowe iyo reer Hargeysa u kala dheereeyn jaajuusnimada iyo kaba qaadka Itoobia.

    Gaas ayaa shalay u cararay markii maamulka gobolada dhexe la dhisay,shalayna lahaa Ogaadeen ayaan ka soo aruurin Boosaaso.

    Ku waanna waa daba mareen maanta, maxaa iga fiican oo uu idiin sheegay Gaas. Malaha waxaay dhihi doonaan shiikhii Boorama ayaan keenaynaa.

  4. ciise binu axmed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waaba lax baa lagaa yidhi
    wasiirka arimaha debedda dawladda somaliland SABTIDA sweden buu shir ku leeyahay oo soo dhoweyntiisii baanu utaaganahay iyo qaban qaabadii sidii dadkiisa ula kulmi lahaa isaga iyo madaxweynaha qaramada midoobey mr. baakim MOON ayay ku kulmayaan caasimadda dalka sweden ee stockholm,,inuu itoobiya u duulayna hadal kama taagna oo taraansit buu yahay

  5. Dabshid says:

    Ciise

    (General Secretary of UN)
    Xoghayaha Guud ee Qaramida midoobay wuxuu kaloo la kulmay Drs MAAMO XAAWO CABDI of Somalia Iyo MOTHER TERESA of Calcutta India.

    • ciise binu axmed says:

      dabshid hadduu la kulmay mother calcutta india maxaa ku jaban ee ku dhex jira miyaanu isagu masuul u ahayn oo aanu la kulmi karin maxaa kaa qaldan ,baakin moon waa madaxweynaha qaramada midoobey sidaa ula soco ,WASIIRKA ARIMAHA DEBEDDA MAXAMED YOONIS BIIXINA BERI BUU LA KULMI ,ISMAACIIL CUMAR GEELENA SAADAMBE dawladaha aduunkuu masuul ka yahay mr moon sxb

  6. warsame says:

    Reer xamarku.waxay yiraahdaan magac iyo ninkiisu way isleeyihiin @dabshid magacaaga iyo qoraalkaagu way isleeyihiin ee aakhiro halkee gelin waa lagu xisaabiye

  7. Dabshid says:

    Warsame

    Ninbaa BARIIS kulul afka ku ritay,markaas ayuu afka ku hayn waayey kuleeylkii bariiska,hadduu soo tufana wuxuu ka baqay in lala yaabo, markaas ayuu ku siidaayey caloosha. In yar ka dib ayaa ilin ka soo daadatay, wadaad ag fadhiyay ayaa weydiiyay waxa ka’ilmeeysiiyay.

    Wuxuu ugu jawaabay waxaan XASUUSTAY NABI MOHAMED (SCW)oo naxariis ayaan la ooyay,hadda intaad iska deyso wacdi suufiga iyo ilinta YAXAASKA maad dib u aqrisid waxaad qoreeysay ilaa waqtigii aad ku soo biirtay website kaan. Bal inaad kheeyr sheege tahay.

  8. mohamuud says:

    Aisha
    inaadeer qof wax fahmayaad tahay waxaan aan waxba garanayn ee snmta xabajada ah leh magacaa ugu yeeraya ,waa ka garasha daro, siyaasadna garan maayaan ,walaahay weligay afkayga kama dhihin magacaa beenta ah ee ayku qaraabtaan ,laakiin waxaan arkay inaysan lahayn ciyaalkan wax qoraa ,siyaasad degan. bal maxaa u diidey malayshiyada snm ee maryacalasta ah.maxaa udiidey beesha snm ama iidoorland ,maxaa u diidey,maamulka waqooyi galbeed Somalia,maxaa u diidey, maamulka burco iyo hargaysa bal adba waxaad moodaa inaysan siyaasadba lasocon, adeer siyaasada barta ma snm baad ka liidataan marka ay maamulkaaga ku leeyihiin kooxda khaatumo ,adeer ama saxaafada barta ,ama dee idinkaaba aqoonsadaye qirta ooo cadaysta, kuwa aan magacaa ay ku qadhaabtaan dayn ee weligii wadey waxaa kamida lasanod.com .boocame.com kuligood isma dhaamaan ,ragga allssc.com qora way mahadsanyihiin ragaasaa wax fahamsan inta kale waa caruur aan dadka wax weydiin.waxaan rajaynayaa inaay ka waantoobi doonaan

  9. Raamaleey says:

    Dagaal iyo xabad mudodheer socda oo dhaba baalagudboon maamulka khaatumostd ofsoomaalya waana in hubloo iibsado maamul maamulbaa kaa fujiya jabhadna jabhad baaloosamaystaa awooda keliya ee iiga muuqata beeshaan beenta isusheegay waa only inloodiyaar garoobo oo maal iyo waqtiba side dega ,loohuro Qaniinyo Qaniinyo baakaafujisa Ethoopia waa ognahay Qorsha Heeda waa in dharaar cad lagalaa eelkasta oo lagusheego deegaankooda iyo maleeshiyaalkooda waayo tignikada saaxdheer laguduqeeyey waa inloohelaa waana loohelayaa insha alaah been bentii iyo Qar iskaxoornimada Snm iyo maryo aloolkoda waa inlasoo afjaraa degdega insha alaah reer ssc na umidoobaa hadiikale walee goobtaas goob kaxun baalawadajoogsandoonaa viva allssc

  10. warsame says:

    Dabshid
    bal.qoraal ha joogee magacaaga oo keliya bal dib u eeg hadaad ku wax kala garanya tahay markaad kaa daawo u hesho dadka la kaftan lkn inta ka hiraysa waxaad tahay tuke cabaar leh oo xumi mooyaane aan wanaag shaqo ku lahayn sxb

  11. kismaayo says:

    war isaaqow meeyay faankii iyo bararaqdii
    xilidhibaanka federalka ayaan qabanay iyo geedi
    miyeydaan ceeb aqoon waa maxay beenta intaa la eg
    ma ogtihiin xidhibaanada somaliya inay inshooras gareysan yihiin oo aduunka ka diiwaan gashan yihiin ma waxaad moodeen guurtidan afar iyo labaatanka saac budhka isku wata oo cidna aqoon
    tola’ayey ayaa ka dhaceyso xidhibaan somaliya ah markaad hadal xuntiraahdaan iska daa beentii shalay aadlawaregayseen xilibaano somaliya ayaan qabanay kuwaas xilibaanada somaliya waxay la mid yihiin kuwa ingiriiska xuquuq ahaan markaasaad maalaa yacni iyo anaa badiyay iyo aanaa qatar ah wali waad danbeysaan inta aad mooryaanimo ku jirtaan

  12. Aarka hargaysa says:

    xildhibaano kayimi soomaliya ayaa madheera loo dhaadhiciyay kkkkkkkkkkkkkkkkk




daawo baska MUUQAAL Laga duubay Gaadhi Bas ah oo Rakaab siday oo Dhulku uu la go’ay
- Mar 26, 2015
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka ugu hadal haynta badan leh kaasi oo laga ...
gudoomiyaha Video: Gudomiyaha golaha deegaanka Buuhodle oo ka hadlay arimo dhowr ah
- Mar 26, 2015
Buuhodle (Kalshaale) Gudoomiyaha golaha deegaanka Buuhoodle ee maamulka khaatumo Cabdifataax Cali Cawil oo maanta ...
xasan she Waraysi: MD: Xasan oo dib ugu laabtay Muqdisho & Cabdi waal oo ka waramay wixii ka dhacay Dhuusomareeb (Maqal)
- Mar 26, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa weji gabax kala kulmay socdaalkii magaalada Dhuusamreeeb kadib ...